Riyada ninka doobka oo naag uur leh arkayo
Riyada ninka doobka oo naag uur leh arkayo
Riyada:
riyada ninkii arko asoo naagtiisa uur leh isaga doob ah wali aan guursanin itnuu urka ka salaaxo ayuu sjuminayaa caloosha oo sagaal bilood oo kale ah

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa mustaq bal fiican oo lagu farxayo
Maxaa yeelay uurka waa wax fiican, caruur ayuu tilmaamaa
Ninkaas wuxuu helayaa mustaqbalka wax uu ku farxo
Halkan ka daawo riyada naagta uurka leh
Dreaming describes a better future to rejoice
Because pregnancy is a good thing, he describes children
That man will have something to enjoy in the future