Site icon Daruur درور

Riyada nin xanuunsan oo i salaamayo

Su’aasha:

Asc wll qalii fadlan waxan kadoonaya in aad riyadan ifasirto wll nin jarkayna oo xanuunsan baa jira oo sariir fuul ah xanuun dartiii anan xadli karin xitaaa wll marka aniga waxan kuriyodi ninkas oo socta watada xili maqrib ah ana gurigayna baan kujura albaabka banaanka aya furan xfda dhaxteeda baan kucayarsiinaya gabadh yar uu asaga dhalay nin gabadha iyo hooyaded oo ninka xaskiisa ah baa naso boqtay ana gabadha baan cayarsiini haya banaanka ayas iga so argay ano gabadhiisa laciyaari haya intuu quslay buu igu yiri ASC aabe ana waxan uga jawaabi WCS aabe wuu iracsiiyey SEETAHAY AABE ana waxan kujawabaay FICAN AABE gurigiisa ayuu galay asaga fadlan wll qaali ifasir riyadhas ninka wuu xanuunsanyahay sariir fuul waaye.

Riyada nin xanuunsan oo i salaamayo
Riyada nin xanuunsan oo i salaamayo

Jawaabta:

Riyada khayr waaye ninkaas haddii Alle idmo wuu soo caafimaadi doonaa wuuna hadli doonaa, riyada waxay tilmaamaysaa inuu caafimaad heli doono, Ilaahay ayaan uga  baryaynaa inuu caafimaad buuxo siiyo.

Exit mobile version