Asc wxaan ahay nin dhalin yaro ah wxaan riyo ku arkaa anoo u galmoodo wiil sxbky oo aan jclahay runti riyadaa waanku farxay waayo wiilka wuu buuran yahay wuuna qurxan yahay runti afaarahaas iskuma naqaano mxeey tahay marka.
Jawaabta:
Riyada ma aha saad moodday wiilka aad ku riyootay adoo u galmoonaya waa nin aad wax u tari doonto ee ma aha galmo run ah, wuu kaa faa’idi doonaa wax buu kaa heli doonaan sidaas ayay noqonaysaa fasiraadda.