Riyada nin walaashayda soo doonanayo aan diidanahay
Riyada nin walaashayda soo doonanayo aan diidanahay
Riyada:
Sc sheekh waxaan ku riyooday walashay waxa soo doontay nin caan ah ana waan diidanahay in ninkaasi walashay guursado dhaleeco uu leeyahay ayaan u sheegay hooyo ma fiicna ee yaan la siin waan diidanahay
Hadan wax yar kadib waxaan leeyahay gabadhu waa caruusad ee cadarkii udgoona maad u soo iibadan walashay ayaa igu tidhi anaa haya oo siinaya

Gabadhaasi aan ku riyooday waa inan ardayd ah
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhas in lasoo doonan doono laakin ninka uusan kasoo bixi karin waajibaadkiisa
ama inuusan ahayn nin isku filan oo dhaqaalo siin kara ama guri dhaqi karo.
Waxaa laga yaabaa inuu yahay qof yar arday ah aan wali shaqo haynin.
Waxaa laga yaabaa waalidkiisa inuu soo galo arrinta.
Riyada gabadha aroosadda halkan ka daawo
The dream indicates that the girl will be married but the man cannot fulfill his obligations
or is not a self-sufficient man who can provide for her financially or manage the house.
He may be a young student who does not yet have a job.
His parents may be involved in the matter.