Riyada nin toorrey wata oo gabar kufsan raba

Su’aasha:

Riyadan maxa lagu fasiri karaa gabar oo nin bursanayo iyadoo  ooynayso wuxuuna ka rabaa inuu xoogo wuxuu wataa toorey iyadana cabsi daran ayaa haysa oo ay la jareynayso, qol ayay galaysaa markaas ayuu dharka oo dhan ka dhigayaa iyadoo qaawan ayay kasoo cararaysaa waxyna dareemaysaa culays daran lugaha ma qaadi karto, ninka tooreyda wato wuxuu noqonayaa ey madooban kaddib ayay soo kacaysaa riyadan fasirkeeda maxay tahay.

Riyada nin toorrey wata oo gabar kufsan raba
Riyada nin toorrey wata oo gabar kufsan raba

Jawaabta:

Riyadan waa riyo tilmaamaysaa qof xun inuu jiro oo gabadhan ay xiriir ka dhexeeyaan wuxuuna gaadayaa fursad uu xumaan la beegsado, fasirka eyga madow wuxuu cadeynayaa inuu ninkan u dhaqmo shaydaan qaabka uu u dhaqmo.

Riyada waa digiin gabarey iska ilaali raga aad u malaynayso inay daacad yihiin. waliba nikan wuxuu rabaa inuu fadeexad kugu rido, waxaa soo batay raga dumarka intay siraan oo sawir qaawan ka qaataan ayay ugu gooddinayaan si ay mar kaste xumaan ugu oggolaadaan marka is ilaali xumaanta ka fogow.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More