Site icon Daruur درور

Riyada nin qaraabo aan nahay oo la dilay

Riyada nin qaraabo aan nahay oo la dilay

Riyada:

Asc walal waxaan u baahna fasirka riyada Waxaan ku riyooday qof nool oo jooga imika oo aanu qaraabo nahay ama isku reer Isago lagu dilay magalada hargaysa aan Ana intaan tagay hargaysa ayaan la kulmay ninki la dilay oo magtiisi la bixinayo Ka dib odayashi reerka ayaa iyidhi so fadhiiso ka dib lacag badan ayaa la ii siyay waxaana la ii yidhi waa magtii inaaderka lacagti la qaybinayay ayaana qaybteedi la iga siyay Walal hadeey macqul tahay fasirka riyada iso micne.

Riyada nin qaraabo aan nahay oo la dilay
Riyada nin qaraabo aan nahay oo la dilay

Fasirka:

Riyada waxaa laga fahmayaa qofkaas aad sheegtay oo la dilayo lacag dartiisa inaad ku hei doonto, si kasate ha noqotee waxaad heli doontaa lacag ama wax qiime leh oo kaasoo gaari doono ninkaas ama qof kale aad qaraabo tihiin.

Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah

The dream is understood from that person you have mentioned who will be killed for money, however you will receive money or something valuable that will reach that man or other relative.

 

Riyada dilka halkan ka daawo

Exit mobile version