Riyada nin qaaddo dhulka ku qodaya
Su’aasha:
Asc wll BARAKALLAH hooyo aya waxey ku riyootay iido jogto mel badiyi eh waxey aragtay nin soo socdo kidib wuxu fadhistay meel qaando ayuu ku qoday qaandadi ayu uso tuuray wuuna katagay ninku waa nin ey taqaano oo dhintay mar hore sida caadiga meeshii ayey fiiriyeen iyada io dadkale biyo aya ku dadsan meesha wey qodeen kidib waxa kaso baxay meeshii baco walax ku xiran oo isku xir xiran markasay dhahday waa sixir wuu ka fashilmay dadkii kalene wixi aye fiirinayaan ayadane gacanteya ma sarayo aye ledahy. Jazakaallh
