Riyada nin gabar wadada kasoo raacayo oo damcayo

Riyada nin gabar wadada kasoo raacayo oo damcayo

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo lugaynaya meel  waxa ila hadlay nin isug waan ku raacaya wuu igu soo orday ana waan ka soo  cararay nin oday ah ayaa iga celiyayisaguna markuu gurigii I geeyay wuu idamcay gurigii ayaan kaga cararay.

Riyada nin gabar wadada kasoo raacayo oo damcayo
Riyada nin gabar wadada kasoo raacayo oo damcayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inuu jiro nin adiga ku rabo

Waxayna u badan tahay inuu yahay qof aan daacad ahayn

Waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso nimanka beenta badan

 

Riyada kufsiga halkan ka daawo

 

The dream indicates that there is a man who wants you

And he’s probably an unfaithful person

You are required to be careful of lying men

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More