Riyada nin doonaya gabadhiisa inuu kuu guuriyo
Riyada nin doonaya gabadhiisa inuu kuu guuriyo
Riyada:
Walal waxaan kuriyooday nin aan garanayo la fadhiya gabadh aan walaalo nahay aniguna aan agtooda joogo oo gabadhiisa la raba wiil aan walaalo nahay oo doonayo inuu uguuriyo,kadib buu aniga iiyeeray oo walaalkay wuu iska dhaafay oo wuxuu igu yidhi gabadhayda ayaan kusiinayaa markaas ayaan ka,aamusay markuu arkay inaan ka,aamusanahy ayuu igu yidhi xitaa hadaadan diyaar ahayn way kuu joogi, runtii riyadaas waxay ahayd mid fasiix ah oo aan mad madow kujirin

Fasirka:
Waa qof nolol aduunyo kula rabo, waxaad la kulmaysaa qof mustaqbalkaaga sabab u noqonayo.
guurka gabadha wuxuu astaan u yahay nolosha aduunyada iyo msutaqbalka.
Waa riyo fiican.
Riyada gabadha aroosada halkan ka daawo
It is someone who wants a worldly life with you, you will meet someone who will be a reason for your future.
The girl’s marriage is a symbol of worldly life and the future.
It is a good dream.