Riyada nin aanan aqoonin oo hadiyad i siinayo
Riyada nin aanan aqoonin oo hadiyad i siinayo
Riyada:
Asc sheekh, waxan jeclaa qof waanan isfahmiwaynaa markasta oo aan damacno inaan wax islameelmarino. Istikhara ayaan bilaabay waxan waday ilaa bil, bishaasba waxan kuriyoonayay nin aanan aqoonin oo igawayn farxadi kamuuqato oo iraba anna aanan rabin mar uu hadiyad isiinayayna waxay ahay alaab kalafurfutan oo biro madmadow u eg Kama qaadan qaar ayaana dhulka kagadaatay waxa dhinac socotay naag ineceb oo aanan aqoonin oo iikeentay hadiyad dhar gaduud iyo cadaan isugujiray oo ninka aan rabay iigusoodhiibay markaan kaqaatay ayay lugtayda midig sigisaantii kasiibtay ayadoon iwaydiin way iigucelisay hadana waxayna tiri waa nadiif

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa naag adiga aan wanaag kula rabin oo noloshaada dhibayso
Waxayna isku dayaysaa inay ku burburiso, waxaa laga yaabaa naagtaa inay qaraabada tahay
Sirtaada dadka qaar ha sheeganin, iska ilaali
Riyada hadiyada halkan ka daawo
Dreaming describes a woman who doesn’t want you well and is struggling with your life
And she is trying to destroy you, maybe the woman is the relative
Don’t tell some people your secrets, be careful