Riyada nin aan xiriir leenahay oo faras saaran
Riyada nin aan xiriir leenahay oo faras saaran
Riyada:
Wxn ku riyoode nin aan xirir lenahy wlshis iyo ninkeeda faras saaran .faraska toos uma aysan sarneen. Faraska wxba ku xirna mse ku rakibnaa iyaga ne wxs bay sarnaayeen .gabadh canug yar xanbarsaneed haga garab mse naska hagiisa ayay canuga lu xanbarsaned mse ku heyse .iyada way tagaan yhn faraskana wuu la ordaaye.
Wxa soo ceersanaaye 4dumar mid wlbo faras gooni ah saaran..dumarkas afarta ah afartooda faras way is daba oordaayeen ninka la socodo wlshis iyo ninkeeda la cersanaaye.hdalado ayay ku hdlaayeen sidi in ay u gootinaayaan mse caaayaan mse caytamayaan bu aha hdlkoooda. Gabadha timmah3eda way qawanaaayen xabadkeedana feerah3rda dhinac baa muuqate.sida dumarka rer baadiga aha beri hore u labisan jiren cml bay aheed marada guntinada la dhaho o kle aya u xirned sidaas ayu dhinaceeda igu muqde .gabadha sacdiyo aya la dhaha lkn magaceeda kali aya aqaana isma garaneyno ninkaas aan xirika lenahy ayay la dhalate.ani mrka hore dhanka what’s app ka farin iga soo dacde ninka la socdo ii soo dire .mrka makala saari karo in aad video ahaan u arke riyadaaas u isaga ii soo dire wlshis la cersanaayo mse aan aniga toos u arke.blse wxs mrka arke aya isaga ku dahy wlsha u hiili mse garab sii hdl noocas ah aya isagi ku dahy. Wlshis waa marwo mrka oga

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa khilaaf iyo dood oo la xirro familka ninkaas.
Waxaa laga yaabaa in walaalihiisa ay xiriirkiina kasoo horjeestaan.
Waxaana taas ay ka imaanaysaa dumar isaga xagiisa ah.
Guud ahaan riyada waxay noqn kartaa digniin
Riyada farasta halkan ka daawo
The dream indicates a conflict and argument with the man’s family.
His brothers may be against the relationship.
And this will come from women close to him.
In general, the dream can be a warning.