Riyada niman cunto lala cunayo maxay noqon
Su’aasha:
waxaan kale Oon ku riyoday nin garwayn leh muslim ah qolkayga daaqada banankenda taagan oo aad iso foorinayo on ka naxay an la dagalayo katag mesha ano leh anigo wali qolkayga ku jiro kadib waxaa yimid wax aad moodo inu roob dayo bisado yaryar oo tiro badan ayaana kuso faniinay daqadayda oo gudaha kuso dhacaayo sida roobka dhibcahiisa uso galaan guriga markii daqada furanthaya kadibna waan aruuriyay albaabka ayaana ka saaray kadib waxa ii yimid mis aan sxbo nahay oo wan uga waramayay ninka daaqada soo firinaayay anagoo markaas arintaas ka shekesanayna ayaa waxaa yimid nin kale isla daaqadii dhinaceeda waxuna wuuna baahnaa ana waxaan markii ba guray bariis ion iri wan wada cuno aniga ninkaas baahan not sxbkay kii baahnaa ayaa yiri kaligay ma ahi nin kale ila soco waxaan iri hada wan wada cuno afaryeyada laakin waxa yaab lahaa daqada banankeda ayay ka cunayn cuntada ana iyo sxbkayna guriga dhexdisa daqada darbigeda ayaana cuntada inoo saarnayd waxaan kale oo arkay inay maalin jumca ah ahayd Oon mooday inan salaadiii jimce aaday balsa ma anan arag dulkasha marka sxb riyoyinkas ii fasir aad ayaadna u mahadsantahay.
