Site icon Daruur درور

Riyada nikaaxa waa dhacay iyadoo la leeyahay

Su’aasha:

Riyada nikaaxa eey arkeyso qof marwa qof anangaren oo leh nikaaxi wadhacay iyo shiq aminaya qudbada nikaaxa kuli magaranayo dadka

Riyada nikaaxa waa dhacay iyadoo la leeyahay
Riyada nikaaxa waa dhacay iyadoo la leeyahay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhacdo meelo badan laga maqlaayo inay ka dhacaysa meesha nikaaxu ka dhacay, dhacdadaas waxay noqon kartaa khayr iyo sharba.

Exit mobile version