Riyada nikaaxa waa dhacay iyadoo la leeyahay

Su’aasha: Riyada nikaaxa eey arkeyso qof marwa qof anangaren oo leh nikaaxi wadhacay iyo shiq aminaya qudbada nikaaxa kuli magaranayo dadka Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhacdo meelo badan laga maqlaayo inay ka dhacaysa meesha nikaaxu ka dhacay, dhacdadaas waxay noqon kartaa khayr iyo sharba.
Riyada nikaaxa maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: ASC riyada nikaax maxay noqon kartaa. Jawaabta: Riyada nikaaxa waxay xambaarsan tahay isbadal weyn noloshaada lasoo gudboonaanaya, qofka hadduu arko nikaax sida asoo naag lagu nikaaxayo wuxuu heli doonaa nolol cusub oo barwaaqo wadato, waxaa kaloo riyada ay tusin kartaa qofka si dhab inuu u guursanayo naag. Ama wuxuu noqon karaa isbadal kale oo […]
