Riyada nafta iga bixi rabto maxay noqon
Su’aasha:
asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan kuriyoodey ani iyo sxbke isla socno xili habeen ah meel qabuuro cml aan mareeno kadibna labo dhinac ayaan ukala baxney isaga wuu iga yara fogaadey markasaa labadeena inaan dhimaneyno oo kale yacni nafta naga bixi rabtaa wan dhiman anigana waxaan niyada iga soo gashey inan halkasi 2 dhinac oo baacaad kuguuran kula dhimaneyno aniga waan towxiidsanaya waxaan kuhaaya لا إله إلا الله محمد رسول الله markasaa saaxiibke udhawaaqey waxaan kuyiri ano uqeylnayo sxb towxiidka ha ilaawin ado ash haadan hadhimanin mana maqlin towxiidkisa ana waan ash haatey waxaan noqdey sida iney nafta iga baxeyso oo kale kadibna hurdadii ayaa kuso toosey ilaahey mahadii riyadasi maxey tahey.
