Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso
Riyada:
Salaam
Waxaan ku riyoday anagoo nadiifinya meesha aan ka shaqeeyo oo biyo badan ku maydhay gabadh kale ayaa ila shaqaynaysa waxay ku masaxday maro dirac ah daaqadaha ana iskoobe ayaan ku shaqaynayay waxaan arkay meeshi oo qalashay aniga oon masaxad marin
Meesha waxa ku yaalay God badan oon hada ku oolin gabadh yar ayaan ku idhi haku dhicin godkan ee dhankaa mar

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa sumcad fiican inaad yeelan doonto
Dad badan inay ku qiimeyn doonaan, sidoo kale inaad noqonayso qof la aamini karo oo nadiif ah
Waxaadna ka fogaan doontaa wax kastoo xun, godka wuxuu astaan u yahay khiyaano iyo xumaan oo lagaaga digayo
Waa riyo tilmaamayso mustaqbal wanaagsan
Dream indicates a good reputation you will have
Many people will appreciate you, as well as being a trustworthy and clean person
And you will avoid all evil things. The hole is a symbol of deceit and wickedness that is warned against you
It is a dream that describes a better future