Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso

Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso

Riyada:

Salaam
Waxaan ku riyoday anagoo nadiifinya meesha aan ka shaqeeyo oo biyo badan ku maydhay gabadh kale ayaa ila shaqaynaysa waxay ku masaxday maro dirac ah daaqadaha ana iskoobe ayaan ku shaqaynayay waxaan arkay meeshi oo qalashay aniga oon masaxad marin
Meesha waxa ku yaalay God badan oon hada ku oolin gabadh yar ayaan ku idhi haku dhicin godkan ee dhankaa mar

Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso
Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso

 

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa sumcad fiican inaad yeelan doonto

Dad badan inay ku qiimeyn doonaan, sidoo kale inaad noqonayso qof la aamini karo oo nadiif ah

Waxaadna ka fogaan doontaa wax kastoo xun, godka wuxuu  astaan u yahay khiyaano iyo xumaan oo lagaaga digayo

Waa riyo tilmaamayso mustaqbal wanaagsan

 

Riyada godka halkan ka daawo

 

Dream indicates a good reputation you will have

Many people will appreciate you, as well as being a trustworthy and clean person

And you will avoid all evil things. The hole is a symbol of deceit and wickedness that is warned against you

It is a dream that describes a better future

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More