Naag xaamilo haday ku riyooto ninkeedoo u tagaya

Naag xaamilo haday ku riyooto ninkeedoo u tagaya

Su’aasha:

scw naagta xaamilada ah haday aragto ninkeeda u galmoonaya iyadoo raaxo macaan daran daremyso riyadas maxaa lagu fasiri karaa, wax biyabax dhab ah ma dhici markay soo kacday qoyaan iskuma arag.

Naag xaamilo haday ku riyooto ninkeedoo u tagaya
Naag xaamilo haday ku riyooto ninkeedoo u tagaya

Jawaabta:

Naagta uurka leh hadday riyo ku aragto iyadoo ninkeeda u gomaanaya asigana oo si fiican ugu faraxsan oo raaxo dareemaya riyada waxay tusinaysaa in Alle dhalmada u sahlayo cunuga ay dhali doontana uu noqonayo cunug caafimaad fiican leh, riyada waa riyo bishaaro ah oo fiican.

Laakin haddii ay aragto asoo qaab xun ugu tagayo ama gadaal kasoo marayo riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil inay kala kulmi doonto dhalmada ama cunuga dhalanaya.

 

Riyada naag uur leh oo sooman suuqa lagu arkayo

 

If a pregnant woman sees in a dream that she is marrying her husband and he is very happy and comfortable in the dream, it shows that God will facilitate the delivery of the child and he will be a healthy child, the dream is a good news dream. But if she sees someone going in a bad way or going backwards in the dream, it indicates that she will have problems with childbirth or the birth of the child.

Halkan ka daawo riyada naagta uurka leh

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More