Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso

Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso

Riyada:

Nin haduu arko naag buuran oo jir ah isagoo la kaftamayo kaddib dhulka ayay ku ridaysaa asoo baqaya ayuu naxaa riyadaas maxay tahay

Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso
Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas in ciriir uu kala kulmi doono aduunyada

waliba gaar ahaan dhinaca shaqada ama waxbarashada.

Naagta waxaa lagu fasiraa adduunyo, dagaalka ay la galayso waa dhibka uu arki doono.

 

Riyada astaanta naagta xun halkan ka daawo

 

The dream indicates that man will experience a world of misery

especially in the field of employment or study.

The woman is interpreted as a world, and the battle she is going into is the trouble he will see.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More