Riyada naago saaxiibo aad tihiin

Riyada naago saaxiibo aad tihiin

Riyada:

Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo la jooga hablo aan school primary wada dhigan jirnay oo mid la guursaday ku leh ala waan kula soo hadli lahaaye number waan waayay mid kale ayaa igu leh kuma garanayo iskukay sheeg taas ayaan islaynay si xun iila hadashay

Riyada naago saaxiibo aad tihiin
Riyada naago saaxiibo aad tihiin

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaalado aad kala kulmi doonto dumar aad saaxiibo tihiin

Waxaa laga yaabaa inaad dhibsan doonto oo aadaan ka heli doonin habka ay ku kuula dhaqmayaan

Waxaad iska ilaalisaa inaad la saaxiibto haweenka ku liidayo oo aan ku qiimeynin

 

Riyada hadalka guud ahaan halkan ka daawo

 

Dreaming describes situations where you will experience women you are friends with

You will probably be distressed and will not find the way they treat you

Avoid befriending women who are inferior and do not value you

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More