Riyada naag ninkeyga furay oo guriga imaanayso oo rabto isaga

Riyada naag ninkeyga furay oo guriga imaanayso oo rabto isaga

Riyada:

Asc xaskayga ayaa xalay kuriyootay gabadh aan kala tagnay oo wiil ii haysa iyadoo timid xafadayda leh waxaan rabaa inaan isku noqono ninkaygii aan wiilka udhalay balse snigiine aan diidanahay inaan isku noqono oo ay xaskayga hada an wada jogno ay leedahay isaga noqo kunoqo anigune leeyahay marabo waxaan Goobta joogay wiilkii ay iidhashay

Riyada naag ninkeyga furay oo guriga imaanayso oo rabto isaga
Riyada naag ninkeyga furay oo guriga imaanayso oo rabto isaga

 

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo naagtaas la xiriiro inaad ku mashquuli doonto

Waxaa laga yaabaa inay kula soo xiriirto oo ay kuusoo bandhigto arrimo idin ka dhexeeya.

Riyada way noqon kartaa inay ku rabto oo ay ka fikirayso arrintaas

 

Halkan ka daawo riyada xaaska

 

Dreaming describes issues related to that woman that you will be engaged in

She may contact you and present you with issues between you.

The dream can be that she wants you and thinks about that

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More