Riyada naag la qabo oo ninkeeda kasoo cararayso

Su’aasha:

waxan ku riyooday anoo ninkeyga is soo dagalnay kdbna waxan imanaya wiil aan isku ficanahay gurigisa cunugyarna waan wata wilki waxan damceena inan zino sameyno marka dharka sibano aya waxa albabka soo garacayo ninki i qabay een kasoo carooday waa naxaya musqushuna ku dhumaya waxa firinaya godka musqusha waxaan ku arkaya saxaro aad u weeyn oo madow……..

Riyada naag la qabo oo ninkeeda kasoo cararayso
Riyada naag la qabo oo ninkeeda kasoo cararayso

Jawaabta:

Riyadan ma fiicna waxay tilmaamaysaa dhibaato lasoo gudboonaanayso xiriirka adiga iyo ninkaaga idinka ka dhexeeya, taasna waxaa sabab u noqonaya arrimo dad ay ka dambeeyaan, waxaa meesha ka imaanaya xumaan iyo ceeb marka is ilaali waa riyo wax weyn tilaamayso guriga yuuna kaa burburin, haddii aad ku jirto qaladaad xaga xiriirka ninkaaga iyo jacaylkiisa ka joogso waa digniin haddii kale fadeexo weyn ayaa ku qabsanayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More