Riyada naag la qabo kaadida ninkeeda ku qubeysanayso
Riyada naag la qabo kaadida ninkeeda ku qubeysanayso
Riyada:
SC waxan ahay gabar la qabo ilaa hada ilmo ma dhalin waxan ku riyooday qof i dhahayo hadii aad rabto inaad dhasho ilmo kaadida ninkaaga ku qubeyso riyada dhaxdeda ninkeyga weel intuu keenay ayu ku kadshay kaadida aad bay u badnayd mdaxa ayan ku shubtay kadib biyo ayaan ku qubeystay kaadida maysan uraynin qofka ima arag waxaan joogay guriga.

Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa arrin xun inaad ku dhacado,
falkaas wuxuu tilmaamayaa dambi iyo xumaan
Waxaa lagaa rabaa inaad is ilaaliso oo aadan ku dhicin waxyaalo nijaaso ah
Waxaa dhici karto in lagaaga digayo zino ama macsi kale zinada u dhow
The dream warns you of a bad thing to happen,
that act describes the sin and the evil
You are required to be careful not to fall into unclean things
You may be warned about adultery or other actions leading to adultery.