Riyada naag iyadoo dharka dhigatay aad u tagi rabto

Su’aasha:

haben waxan ku riyooday anoo naag aan kasayo oo ilmo leh oo hortay seexay markaas ayay luga kala qaday iyadoo qaawan waxaa ii muqda cambarka  markan arkayga guska si xun ayuu igu istagay markaas ayan xageeda aaday markan u dhowaday biyaha ayaa iga baxay isla marki hurdada ayan kasoo boday anigaa neefturaya macwistayda waxan ku arkay biyo badan marka riyadas  maxaa lagu fasiri karaa.

Riyada naag iyadoo dharka dhigatay aad u tagi rabto
Riyada naag iyadoo dharka dhigatay aad u tagi rabto

Jawaabta:

Riyada galmada ama raaxada ama naag qaawan hadaad aragto oo mrkaas biyaha kaasoo baxaan waa riyo shaydaan kugu cayaaray, qubeys ayaa kugu waajibayo ee riyada fasir ma laha, haddii aadan si dhab u biya bixin macne ayay yeelan kartaa, laakin riyada qofka isku junuubayo fasir ma laha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More