Riyada naag fanaan ah oo uur leh Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Oct 12, 2021 488 0 Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyodey gabadh caana oo fananad ah la dhaho hodan Abdirahman iyada oo uur ila sagal bilood ah leh iyo wiilkle ila 4jira wadata kadib noo timiday wiilkada u hayay talow maxay noqon karta mahadsanidin. Riyada naag fanaan ah oo uur leh Jawaabta: Maalmaahan soo dhow waxaad ogaan doontaa arrin kaa qarsoonayd oo aad ku farxi doonto, qofkii arko qof caan ah war ayuu heli doonaa oo uu ku farxayo uurka wuxuu tilmaamayaa wax qarsoon oo banaanka imaan doono, riyada ma aha riyo xun. Riyada FanaankaRiyada Ilmaha YarRiyada Xaamilada 0 488 Share