Riyada moobeelka iga damayo anoo lacag ka diri rabo

Riyada moobeelka iga damayo anoo lacag ka diri rabo

Riyada
Riyada 1

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga goob ganacsi waxaan iibsanaya milix oo mobile aan ka diri lahaa lacagta ayaa bilaa charger la damay waxaan ku idhi ku qor hooyo ama habo ee kula jaarka ah ninka iibinaya dukaanka waxaan ku aqaan dhaqatar ilkaha waa ninka maamula dhalhtarkayga
ilkaha . Waxaan tagay kijo waxaan karinaya cake iyo qureec

Riyada 2
Waxaan ku riyooday anigoo la jooga walalkay ay dhashay habo oo igu leh waxaan kuu soo
dhamaynya hawl aan Rabat inay iga soo dhamaato wuxu igu leeyahaya anaa u tagay madaxfii ee ka naso hawshaas

Riyada moobeelka iga damayo anoo lacag ka diri rabo
Riyada moobeelka iga damayo anoo lacag ka diri rabo

Fasirka:

Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa arrin aad sameyn rabtay inay kugu adkaanayso

Riyada labaad waxay xiriir la leedahay midda koowaad,

iyadana waxay tilmaamaysaa howsha kugu adag inaad la wadaagi doonto qof aad qaraabo tihiin.

Waxaadna ka dalban doontaa inuu kuu dhameeyo howsha.

 

Riyada cusubada ama milixda halkan ka daawo

 

The first dream indicates that something you wanted to do will be difficult for you.

The second dream is related to the first,

and it indicates that you will share a difficult task with a relative.

And you will ask him to complete the task for you.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More