Riyada masjidka nin laga saaray oon aan ka reebay
Riyada:
Sheekh waxaan ku riyooday anigoo masjid kujira ayaa ninbaa ninkale ku yidhi ina keen debeda ubaxnee boobelkana kor uhay Anna intaan ku dhaqaaqay ayaan ninkii gacanta soo qabtay waxaan ku idhi kiikale iskaga tag oo orod adigu debadaad sheegayso qabo waan ka reebay intuu isoo fiiriyay cabaar ayuu igu kaalay waxbaan kuu sheegayaa kadinka masjidka ayuu isla kaytaagay wuxuu igu yidhi ma xusuusto iisoo fasir sheekh

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa qof la dulmin rabo inaad ka reebayso dulmiga
Waa riyo la xiriirta dad kuu dhow ama aad saaxiibo tihiin oo adiga aad wa u tari doonto.
Waa khayr.
Halkan ka daawo riyada masaajidka
The dream indicates an oppressed person who wants you to save them from oppression
It is a dream related to people close to you or friends who you will help.
It is good.