Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah

Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah

Riyada:

Waxaan Ku riyoday Masajid iyadoo tahay jimco anigo saf Dambe ano la fadhistay Nin oday an Aqan meshaso ahayd qayb Daash ah oo ka Tirsan masajidka sali fidsan

Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah
Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa faraj dhow inuu kuusoo socodo sidoo kale farxad weyn inaad heli doonto, ciriiriga ku haystay wuxuu isu rogaa fudeyd nolol deggan oo aan walwal lahaynna waad galaysaa inshaa Allaah, waxaadn heli doontaa saaxiib daacad ah oo caqli badan oo aad la tashan doonto oo aad wehel ka dhigan doonto.

Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta

This dream indicates that comfort will come to you as well as great happiness that you will get, the tension that was holding you will turn into ease and you will enter a calm and worry-free life. will be a companion.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More