Riyada masaajidka qofka oo dadka kala hadlaya Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On May 6, 2021 352 0 Su’aasha: asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo wado socda oo gaadhigayga wata goor habeen ah ayaa waxaa la eedaamay salaadii cisha kabacdi masjidka ayaan galay waan la aqiimay waan tukaday telephone ayaa soo dhacay qofkamida Jamaca oo dhilinyaro ah waan dhibsaday waanan ka xumaa markii salaada laga baxay ayaan microphonkii qabsaday oon idhi jamacii miyaydaan Ogayn in masaajidada ilaahay musicgu uu madnuucka yahay miyay daan ogayn in salaadu xurmo leedahay halasoo galina telphonka masjidka guryiihina kaga yimaada sidaa ayaa idiin khayr badan inbadan ayaan jamacii lahadlayay si fiican ii dhagaysanayeen qofna aanu kicin Allah mahadle. Riyada masaajidka qofka oo dadka kala hadlaya Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa jacaylka aad jeceshay diinta iyo faridda aad farayso macruufka munkarkana aad reebayso, taas oo riyada ka muuqata marka aad la hadashay qofka qaladka sameeyay. Riyada waxay tilmaamaysaa qiimaha aad u xambaarsan tahay diinta Ilaahay. Riyada MasjidkaRiyada Mobile-kaRiyada Salaada 0 352 Share