Riyada malabka dhalinyaro lala cunayo
Riyada malabka dhalinyaro lala cunayo
Riyada:
Asc waxaa ku riyoooday anagoo ah dhalinyaro badan oo malab cuneyno waxana malabka soo gaday oo noo keenay adeerkay .

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa wax fiican aad la wadaagi doonto dadkaas.
Waxaana sabab u noqonayo adeerkaaga ama qof kale qaraabada ka mid ah.
Riyada nolol aduunyo ayay tilmaamaysaa oo farxad leh.
Riyada malabka halkan ka daawo
Dreaming points to a nice thing you’ll share with those people.
And it’s going to be because of your uncle or someone else’s relatives.
The dream of a worldly life describes happiness.