Riyada makeup iyo dhar qurux badan iyo marti

Su’aasha:

asc wll xalay waxn ku riyodey
Aniga iyo hooyadey walaldey oo hagajiyey meel guri ah kana yara baladhan kurasida tala dhaman gudihisa wala qurxiyey anigana waxnmarsana makeup iyo dhar qurux badan walashey kulaha sawir iga qaaad waxn sugyeny dad xaflada imada riyadina sasa kaga baxay
Riyada kle waxn kuriyodey aaayamo hore wakhtiba kaso waregay

Waxa guriga nala joogay wiil an xidhiidh wadagi jirney sa marka xidhiidh naga dhaxayn
Wuxu nala fadhiyey qolka fadhiga waxkle nala fadhiyey familigy sida aaabo hooyo wllky dhaman familgy anigan qolkle joogay waxa lala way xanunsanysa

Soryy wll riyooyin badan wan idinla wadagay baryahn waxa badaty riyadeyda mxa sababya
Waxnabkukala riyodey malmo kla duwan se hadan kuso biirey bogina waxn aad idinka mahadcelinaya jawabta degdega noguso fasireysa alle heydin sharfo jasakalah wllo

Riyada makeup iyo dhar qurux badan iyo marti
Riyada makeup iyo dhar qurux badan iyo marti

Jawaabta:

Riyada hore waxay tilmaamaysaa in munaasabad idin soo dhow dahay  oo aad ku farxi doontaan familka oo dhan ay ku farxi doonaan

Riyada labaad waxay tilmaamaysaa inuu soo dhow yahay ninka mustaqbalka kula wadaagi lahaa haddii aad doob tahay, haddii aad xaas tahayna waa khayr iyo jacayl aad ka heli doonto ninka ku qabo.

Labada riyaba waa riyo fiican.

Dadka riyada badan waa dad nasiib leh, aakhir samaanka qofka mu’minka ah riyadiisu been ma noqoto inta badan, siduu sheegay nabigeena (SCW).

You might also like
1 Comment
  1. Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin
    Ft says

    Riyada aakhir samaanka

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More