Site icon Daruur درور

Riyada maalin ciid ah maxay tahay

Su’aasha:

Asc daruur waxan 3 habeen oo isku xigto ku riyonaye ayado aan mel farxad ah oo ciid ah joogo

Riyada maalin ciid ah maxay tahay
Riyada maalin ciid ah maxay tahay

Jawaabta:

Riyada waa bishaaro iyo khayr iyo mustaqbal fiican oo farxad leh adiga ku sugayo, inshaa Allaah waxaa kuu hirgalaya waxyaalaha aad rajaynayso inaad hesho, waliba sedex jeer riyada ay kugu soo noqnoqotay taas waxay xoojinaysaa dhabnimada riyada.

Exit mobile version