Riyada lagugu amraya in aad orado waliba goobta shaqada

Su’aasha:

Asc wllo waxan xalay ku riiyooday meesha aan ka shaqeeyo ninka ugu sareeyo madaxda ka ah ayaa ku amraya shaqsiga asaga ku xiga kabaha shaqalaha in uu ii orad siiyo waana qaadana amarka waana ordaya wana soo laabanaya kadib maarka maxay noqon karta riyada lagugu amraya in aad orado wali goobta shaqada. mahadsanid.

Riyada lagugu amraya in aad orado waliba goobta shaqada
Riyada lagugu amraya in aad orado waliba goobta shaqada

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in xil dusha lagaa saari doono oo shaqada la xiriira oo aadna kasoo bixi doonto, waa riyo fiican oo tilmaamaysa inaad ka soo bixi karto wixii laguu xilsaaro.

Waxaa laga yaabaa meel in laguu diro oo shaqada la xiriirta oo shaqo aad kasoo fulinayso, marka khayr Allaah hakaaga dhigi.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More