Riyada lacag badan jeebka ku jirto
Su’aasha:
ASC sory gudomiye qoralkii aan hore usoo diray erayada ayaa isku dhex darsanaa
Waxan Ku riyooday anigoo lacag laba boqol oo kun ee lacagta wada aan joogo ah lacagtaasoo lacagta wadankan aan joogo mida uugu sarayso ah ayaan Ku riyooday anigoo jeebka dambe gashanayo lacagtaaso mid laatuug Ku xiran ah lacagtaaso Dollar ahaan u qalanta 12kun oo dolar lacagtas way sahlanayd ma ahayn mid culus ninka aan Ka qaaday na waa mid aan ilma adeernahay oo waxan riyada dhexdeda Ku maqlay inuu intaso melyan helay marka lacagtas waxay Ila ahayd waxan aan leyahay oo ey jeebka dambe igu jirto Lana walwalayn lasocodkeeda magalada dhexdeda.
