Riyada la dhalay ilmo mataano ah Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Aug 29, 2020 1,295 0 Su’aasha: Asc sheikhow Waxan ahay nin dhalin yaro ah riyadan maxa lagu fasiraa maamo aan qaraabo nahay ayaa iigu riyootay inan dhalay ilmo mataano ah. Jazaaka’allah Riyada la dhalay ilmo mataano ah Jawaabta: Guud ahaan waa bisharo, waxaad heli doontaa shaqo lacag fiican kaasoo galayso iyo nolol wanaagsan riyada mataanaha waa khayr badan qofka helayo Riyada DhalmadaRiyada Ilmaha Yar 0 1,295 Share