Site icon Daruur درور

Riyada kaxeynta geela waa maxay

Riyada kaxeynta geela waa maxay

Riyada:

Laba habeen oo isu dhaw ayaan ku riyooday anoo geel wada habeenka hore geelaan waday muu badnayn 3 ama 4 meelahaasuu ahaa qaarbaa dhalayay mid ama laba meel barwaaqo ah ayaan marayay hooya ila socotay hooyana manoola habeenkan danbe waxaan waday geel badan duuxbuu galay tog Ana wuu dhexqaaday tugii Ana Dushanbe kala socday iiso fasir sheekh

Riyada kaxeynta geela waa maxay
Riyada kaxeynta geela waa maxay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo adag inaad la kulmi doonto
Waxyaalo badan ayaa kaa horimaan doono oo u baahan inaad wax ka qabto
Waxaa lagaaga baahan yahay adkaysi iyo sabar badan.

Riyada geela oo faahfaahsan halkan ka daawo

 

Dreaming describes difficult things you will face
There will be many things ahead of you that you need to do
You are required to be more patient

Exit mobile version