Site icon Daruur درور

Riyada kariska raashinka

Su’aasha:

waxaan Ku riyooday oo kale nin aan aqaano oo raashin karinaaya digsi Ku karinaaya suugo cunta Karis camal Ku jira.

Riyada kariska raashinka
Riyada kariska raashinka

Jawaabta:

Riyadan waxay tusinaysaa hanti badan inaad heli doonto, kariska cuntada guud ahaan waa khayr badan iyo maal badan, waa riyo wanaagsan oo bishaaro ah.

Shardi ma aha inaad adiga kariso cuntada xataa haddaad aragto cunto meel lagu karinayo waa riyo barwaaqo tilmaamaysa.

Exit mobile version