Riyada kariska bariiska iyo fiiqidda galeyda

Su’aasha:

Asc wllo adban idinku mahadcelinaya bahda daruur jasakalah khayr waxd ifasirtaa wllo riyadan
Waxn ku riyodey aniga iyo familigyga oo guri an kayaga aheyn joogno on leyhy gurigan an uso guurney wuxu leyahay albaab dibada waxan hagajinayey ka fiiqayey galey la cuno wan tumay haga jiyey kadib casho ayan ka dhigayey wakhtigi aya iga dhacay bariis ayan kariyey baris saldato ee hore u bislada markiba wan ka qadey wan dhadhamiyey wax dabki saray baris kle kan cadiga wn hore u bislanin wll mxay noqon karta ifasir.

Riyada kariska bariiska iyo fiiqidda galeyda
Riyada kariska bariiska iyo fiiqidda galeyda

Jawaabta:

Riyada waxay tusinaysaa in aad si sahlan lacag ku heli doonto, inshaa Allaah khayr badan ayaad heli doontaa mustaqbalka, karinta bariiska iyo fiiqidda galeyda waa maal si dhib la’aan lagu helayo, waxaa laga yaabaa inaad guursato nin lacag leh haddaad tahay gabar doob ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More