Riyada kaluunka badda ku dabaalanaya la daawanayo

Riyada kaluunka badda ku dabaalanaya la daawanayo

Riyada:

Waxaan ku riyooday meel xeeb ah ano fadhiya oo daawanaya kaluun waa wayn oo bada ku dhex ciyaaraya hooyaday baa aad ugu dhawayd meesha kaluunku ku dabaalanayo kursi bay ku fadhiday waxan leeyhy marka kasoo drug hooyo yuu ku cunin.

Riyada kaluunka badda ku dabaalanaya la daawanayo
Riyada kaluunka badda ku dabaalanaya la daawanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa  arrimo noloshaada wax ka badali doono

Waxaa laga yaabaa inay la xiriiraan safar ama mustaqbal raadis.

Raadinta mustaqbalka fiican wuxuu kaaga baahan yahay dadaal xoog badan.

Riyada guud ahaan waa riyo fiican.

Riyada kaluunka halkan ka daawo

 

The dream indicates things that will change your life

They may be related to travel or the search for a future.

The search for a better future requires a lot of effort from you.

The dream is generally a good dream.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More