Site icon Daruur درور

Riyada kabaha suuqa laga raadinayo

Riyada kabaha suuqa laga raadinayo

Riyada:

Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo suuqa ka raadinaayo kabo cusub aan gashto

Riyada kabaha suuqa laga raadinayo
Riyada kabaha suuqa laga raadinayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in ninka aad is guursan doonto soo dhow yahay.

Kabaha suuqa laga raadinayo waxay calaamad u yihiin ninka aad guursan doonto.

Ninka aad guursan doonto wuxuu noqon karaa qof firfircoon oo wax badan noloshaada ka badali karo.

Ilaahay khayr haka dhigo riyada.

Riyada kabta halkan ka daawo iyadoo faahfaahsan

 

The dream indicates that the man you will marry is near.

The shoes you are looking for in the market are a symbol of the man you will marry.

The man you will marry can be an active person who can change a lot in your life.

May Allah bless the dream.

Exit mobile version