Riyada jiifka masjidka iyo nin ganacsade ah

Riyada jiifka masjidka iyo nin ganacsade ah

Riyada:

Asc waxaan kuriyoday 2 riyo oo isku mar ah
1):- waxaan kuriyoday anigoo masaajid jiifa siiba meesha imaamka uu kutukada waxaa ii timid nin aan garanayo wuxuu iyidhi magacayga ayuu kudhawaqaya kaca Ina tuji saladii duhur way gadhay waxaad u baahanahay waad helaysaan isla duhurkan ,
Intaan madaxa Kur uqaday ayaay idhi magadhay salada lababa eedaamin iyo sacada waa 12:30 duhur imo anigaa eedaamay ayuu igu idhi waxaan jooga mu adinkii isagaa eedami ayuu ku idhi waxaan arkay mudainkii oo diyaarsan SI uu u eedamo,
Anigii oo idhi wan Soo waysaysan hurdadiiba waan kacay waxaanba maqalay saladii duhur oo latukanaco SI caadi ah xiligaas aan hurdo maalin bay ahayd kadib waan kacay waane waysaaytay wane tukuday duhurkii .
Sidaayda kale waan tukudaa xaga cibaada Kuma xumi ,

2:waa isla xigaas waxaan kuriyoday anigoo jiifa ayaa waxaa iiyimid nin aan qaraabo nahaye oo gacnacsada ah can ah,
Agtayda ayuu Soo fadhiistay waanu isa salaanay wuxuune yidhi maaad joogaty kulne waad tagi wadne Iman ee gaaadhiga mataqaan sida loo wado
Haa waan aqaana ee magaadhi ayaad ii dhiibi mise waad isiin,
Kadib wuxuu yidhi waan ku caawin hadaad qorshe haysato waxaan ugu jawabay waan hayaa kuwo badan uu Yara musanooday qusul ahaan dhoola cadayn,

Riyada jiifka masjidka iyo nin ganacsade ah
Riyada jiifka masjidka iyo nin ganacsade ah

Inshaallaah haday khayr

Fasirka:

Labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeya, waxay tilmaamayaan inaad helayso wixii aad rabtay

Waxaana sabab u noqonaya nin aad qaraabo tihiin ama nin aad garanayso

Labada riyo waxay tilmaamayaan shaqo ama lacag aad meel ka heli doonto

Riyada masaajidka halkan ka daawo

 

There is a relationship between the two dreams, they indicate that you are getting what you wanted

It is due to a relative or a man you know.

Both dreams describe a job or money you will find somewhere

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More