Riyada jaranjarada lagasoo dagayo

Su’aasha:

asc waxan ku riiyoday abaahey oo dad badan ee ku sugayan bananka qolkiisa asagana uu kaso baxayo gadashooda oo anigana aan jaraanjaro kasoo dagayo oo aan dadki ku leyahay sidan waye sidii loo bahna

Riyada jaranjarada lagasoo dagayo
Riyada jaranjarada lagasoo dagayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad mari doonto dhibaato aan weynayn marka aad ka bixi doonto dhibaatadaasna waxay la xiriirtaa dad ka socda aabaahaga ama dad qaraabadiisa ama saaxiibayaashiisa ah

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More