Riyada jaraanjarta laga soo dhacaayo

Riyada jaraanjarta laga soo dhacaayo

Riyada:

asc waal waxaajirto gabar saxibtey ah waxayna kuriyootay iyadoo guri jaranjar badan kusocoto waliba jaranjar wareegbadan sida O da cml waxay gashay guri waxaana joogay maamo ween iyo wiil iyo gabar ayaa jogay waxay weydiisay hebel majooga mana xasuusato qofkas ay weediisay wiil iyo gabarbo wuxuu ahaa majoogto ayee dhaheen kadib waysoo baxday jaraandarta ayee kadhacday waliba gadaal gadaal meesha dadbadan ayaa joogay

Riyada jaraanjarta laga soo dhacaayo
Riyada jaraanjarta laga soo dhacaayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo arrimo laga fiican yahay inay lugaha la gali doonto gabadhaas, waxaa laga rabaa inay iska ilaaliso meelaha ay aadayso iyo dadka ay raacayso, riyada culeys iyo mashaakil ayay tusinaysaa Ilaahay haka ilaaliyee.

Riyada nin ganacsi raadinayo

The dream describes the difficulties and things that are better than going to the legs of that girl, she is required to be careful where she is going and the people she follows, the dream shows the burden and difficulty that Allah protects.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More