Site icon Daruur درور

Riyada islaan la leeyahay way tuugsanaysaa iyadoo dibadda loo jiro

Su’aasha:

Asc, waxaan arkay anigoo dad kula jiro guri weyn oo sar ah, islaan ayaa waxay dhahday way tuugsaney dibadda waa loo jiraa ayada ,anigana ku dhahaayo waan uduceyneynaa , maxay tahay riyadan?

Riyada islaan la leeyahay way tuugsanaysaa iyadoo dibadda loo jiro
Riyada islaan la leeyahay way tuugsanaysaa iyadoo dibadda loo jiro

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro oo hunguri weyn oo lacag jecel waxaa laga yaabaa inaad xiriir leedihiin, qof lacag leh oo tuugsanaya waa dhuuninimo marka way dhici kartaa in lagaaga digayo dad kuu dhow oo sifadaas wata.

Waxaa fiican marka aad riyo soo qorayso inaad faahfaahin dheeraad ka bixiso taas fasirka ayay u fiicaan tahay.

Exit mobile version