Site icon Daruur درور

Riyada inan aan la qabin oo gabar dhalayso

Su’aasha:

leyma qabo laakin waaxan ku riyooday aniga gabar yar iijogto oo waxyar ilko dherleh marka sariirteyda aan jiifo aan sexiyaa qolka waa mugdi waxaa is dhaha amaa lakaka jifta. oo eyka dhimataa.

Riyada inan aan la qabin oo gabar dhalayso
Riyada inan aan la qabin oo gabar dhalayso

Jawaabta:

Riyadan waa bishaaro waxay tilmaamaysaa inay kaa tagayaan mushkilooyinka ku haysta hadday jiraa waliba waxay u badan tahay goor dhow inaad guursan doonto nin wanaagsan, riyada waa faraj kuu soo dhow oo tilmaamaya noloshaada inay isbadal la soo gudboonaan doono, gabar aan la qabin marka ay dhalayso gabar waa nolol wanaagsan iyo farxad, iyo mustaqbal sare.

Exit mobile version