Riyada imaamka oo dhulka ku dhacayo
Su’aasha:
Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo ka aqimaya masaajid ka dibna aan salaada galeyno uu iimaamka salaada 1aad markuu marayo dhulka ku dhaco dad ordaa iyo dad suga ayeynu kala aheyn aniga waxaan ku jirey dadki taagnaa ee aan salaada ka bixin ka dib iimaamki halmar ayuu soo kacay wuuna cararey kadib salaada marki laga baxay ayaa dadka waxa ay dhahayeen waalagu yaqaanaa imaamka waxaas kadib waan soo kacay.
