Riyada ilkaha dhacayo maxaa lagu fasiraa

Ilkaha waxay tilmaamayaan guud ahaan qoyska.

ilkaha kore waa raga kuwa hoosena waa dumarka.
riyada iligta sidey u kala muhimsan yihiin ayay u tilmaamayaan qoyska.

Riyada ilkaha dhacayo maxaa lagu fasiraa
Riyada ilkaha dhacayo maxaa lagu fasiraa

sida aabaha adeerada iyo abtiyaasha, ilmaha gabdhaha dhamaan qoyska.
xitaa gowsaha waa awooweyaasha.
dhicitaanka ilkaha ma fiicna guud ahaan, wixii dhib soo gaaro ilkaha waxaa lagu fasiraa dhib adiga ama qoyskaaga aad la kulmaysaan.
dhicitaanka ilkaha waa geeri ama dhib weyn lasoo gudboonaanayo ninka arkay.
haddii qofka uu ku riyoodo ilkihiisa oo wasakh xun saaran yahay, waa fadeexo ama ceeb lasoo gudboonaanayso qoyska.
haddii uu arko isagoo iska ridayo ilkaha wuxuu gooynayaa qaraabada.

rididda ilkaha waa qaraabo goyska.

hadduu arko qofka ilkihiisa oo ku daatay gacmahiisa waxay tilmaamayaan hanti inuu helayo.

haddii ay dhulka ku daataan waa geeri.

haddii ay dhabtiisa ku daataan waa caruur u dhalanayso.
hadduu ku riyoodo ilkihiisa oo dhan iyagoo daatay oo meel uu ku shubay wuxuu helayaa cimri aad u dheer oo ilkaha ka daadinayo. guud ahaan ilkaha waa sida aan sheegnay qaraabada kama foga sida ay u kala qiima badan yihiin ayay u tilmaaman qaraabada.

 

Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen

 

as the father of uncles and aunts, the child of daughters of the entire family.
even the goose is the grandparents.
Tooth decay is not good in general, and any dental problems are interpreted as a problem you or your family are experiencing.
Tooth decay is a death or a major problem with the man who witnessed it.
If a person dreams of having bad dirt on their teeth, it is a disgrace or shame for the family.
if he sees himself dropping his teeth he will cut off relatives.

dental implants are relative to the joint.

If he sees the person’s teeth spilled on his hands they indicate that he is receiving property.

If they fall to the ground, it is death.

If they fall down on his back, they will have children.
if he dreams of all his teeth having leaked and pouring them into a place he will have a very long life shedding his teeth. generally teeth are as we said relatives are not far from how valuable they are they describe relatives.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More