Riyada hooyo oo dhabteyda ku dhimaneysa Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Sep 28, 2021 358 0 Su’aasha: Asc waxan kuriyoday hooyo oo iga dhimaneysa waliba dhabteyda siday ujiiftay ba lagusoboday biya ayaay dhahdau dhahday kadib gabar yar oo mesha jiiftay ayan biya udiray waan siiye way sonaxday kadib wan so toosay anoo naxsan maxay noqon kartaa. Riyada hooyo oo dhabteyda ku dhimaneysa Jawaabta: Riyada waa khayr inshaa Allaah arrimahaaga way kuu fududaanayaan haka baqin riyada, qofka doobka ah aan xaas lahayn hadduu arko hooyadiisa dhimanaysa arrimihiisa ayaa u fududaanayo hadduu guur raadinayay waa guursan doonaa, haddii qofka uu yahay nin xaas leh riyada waxay tusinaysaa khlaaf inuu dhex mari doono asaga iyo xaaskiisa. Riyada GeeridaRiyada Geerida HooyadaRiyada Hooyada 0 358 Share