Riyada hooyo nagu dhahayso xajka u diyaargaroowa
Riyada hooyo nagu dhahayso xajka u diyaargaroowa
Riyada:
Sc sheekh waxaan ku riyooday hooyo igu tidhi diyaar garooba adiga iyo gabadh kale xajka ayaad tagaysaane ana farxad aan dareemayo boorso ayaan soo qaatay dhar dirac u badan ayaan ku guray hooyo ayaan u tagay hooyo aduu I raac gabadha kale ha iska joogto haye ayay tidhi degdeg inoo diyaari
Roodhi meesha taalay ayay tidhi inoo soo qaad aan ku dhex cuno Airport

Riyada:
Waxay tilmaamaysaa mustaqbal guur, waana riyo fiican oo bishaaro ah.
Waxayna u badan tahay in guurkaas uu noqon doono mid aad muhiimsan.
Riyada kacbada halkan ka daawo
It indicates a future marriage, and it is a good and promising dream.
And it is likely that this marriage will be very important.