Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan

Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan

Su’aasha:

scw waxan rabaa inaad ii fasirtaan riyada hilibka duban oo macaan badan oo aad usoo carfaayo

Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan
Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan

Jawaabta:

Riyada hilibka la shiilay waxay tilmaamaysaa arsaaq degdeg ah lacag fiican inay mar dhow kusoo galayso,waa riyo fiican, waxaa kaloo kusoo gaaraya war aad ku faraxdo oo bishaaro kuu xambaarsan, carafta fiican waa war lagu farxo, guud ahaan riyada waa khayr iyo bishaaro.

 

Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw

The dream of fried meat indicates a quick supply of good money that will come in soon, it is a good dream, you will also receive good news that brings you good news, a good smell is good news, generally the dream is good and good news.

 

Riyada hilibka oo faahfaahsan halkan ka daawo

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More